Korneyl Saney Cabdulle oo ka badbaaday isku day dil iyo Ciidamo badan oo laga laayay

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in xalay saqdii dhaxe qarax miino lagu weeraray kolonyo gaadiid ah uu la socday Korneyl Saney Cabdulle oo kamid ah saraakiisha milatariga Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa degmada Balcad iyo deegaanka Gololey ee gobolka Shabeelaha Shaxe , waxaana qaraxan ku dhintay … Continue reading Korneyl Saney Cabdulle oo ka badbaaday isku day dil iyo Ciidamo badan oo laga laayay